Ururka Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta

Tusmo

Shopping Cart

Items In Cart:

Total Amount: £ 0.00

View Cart Contents

Checkout & Pay

Wararka

» Waraysi - Qoraaga caanka ah ee Boobe Yuusuf Ducaale

» Bogaadin: Abaalmarinta Buugga Timacadde – Aftahan.org

View All..  

Reviews

»  KOR-KA-XAADINTA XOG
Dhulalka ay Soomaalidu degto, dhibaatooyin laxaad leh oo aan la soo koobi karin ayaa ka dhacay; ha sii kala darraadeene; kuwo ay iyadu isu geysatey, i Read More..

»  Aanadii Nageeye - Sh
Aanadii nageeye sheeko falanqayntii ay mudnayd aan helin: Waxaan halkan ku soo bandhigaynaa sheekadii nageeye qayb kale oo aan kaga hadlayno sheeka Read More..

Galleries


Dhaqan

View All..  

Xubin noqo

 

Name

 

Country

 

 

Email

 

 

Taariikh


Tog-dheer footballer

View All..  

Tirakoob

Online Visitors: 7

Total Visits: 3004070

Article Details

 

Refer A Friend
Post Comment
Writer Name: others
Poet Name: Qubane
Category Name: Qoraallo
Last Updated: February 27, 2009, 9:58 pm

Article Name: HAL-KARAAN READING CLUB



  • MA JECESHAHAY IN AAD NOQOTO QOF LA-DHEGEYSAN KARO?
  • MA JECESHAHAY IN AAD BULSHADA U SOO BAN-DHIGTO BUUG TAYO LEH, OO AAD QORAA NOQOTO?
Haddii ay jawaabtu haa! tahay, la xidhiidh:-
HAL-KARAAN READING CLUB.

Naadiga HAL-KARAAN wuxuu kugu soo marti qaadayaa buuggii u horreeyey ee  naadigu soo ban dhigo. Markaa haddii aad jeceshahay in aad ka qayb qaadato habeenka la soo ban dhigayo buugga ugu soo horreeya, oo magaciisa la-yidhaahdo GOBANNIMO BILAASH MAAHA, uuna qoray Jaamac Muuse Jaamac oo Qoraa caan ah, la soco Naadiiga Wax-akhriska HAL-KARAAN READING CLUB. Buuggaas oo ay inoo soo jeedin doonto Nuura Maxamed Cali oo soo akhriday.  Naadigu bil kasta Jimcaha ugu soo horreeya ayuu soo ban dhigi doonaa buug bulshada wax tar u leh.  Sidoo kale qofkii soo codsada in naadigu buug u soo ban dhigo, waxa loo qabanayaa kulan ballaadhan oo uu ku soo gudbiyo wixii macluumaad tayo leh ama wixii bulshada faa’iido u leh ee uu buugga ku soo arkay.
 
Ugu-danbayntii ban-dhiggan ugu soo horreeyaa, wuxuu dhacayaa habeennimada Jimcaha ee Sabtidu soo gelayso, oo taariikhdu tahay 06/03/2009, saacadduna tahay 6:00 fiidnimo, goobtuna waa Barwaaqo Hotel, Burco Somaliland.
 
Wixii xidhiidh ah, ee Naadiga Wax-akhriska HAL-KARAAN READING CLUB, fadlan ku soo hagaaji:-
Email: halkaraanreadingclub@gmail.com
Hal-karaan Co-ordinator:- Jaamac Axmed Maxmed.
 
ALLAA MAHAD LEH.
Hal-karaan Reading Club
Burco, Somaliland.
     
 
   

Raadin

Maxaa Cusub

Buugaag



HAL AAN TEBAYEY
Price: £10.00



Habka Soomaalidu Gee
Price: £10.00

View All..   

Warside



Quraanka Kariimka ah

View All..   

Calendar

September, 2010
SuMT WThFS
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930

Aftahan.org