Ururka Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta

CABDI MUXUMED AMIIN
Poems (Text)  

Poet Details

 

Poems (Audio)

Cabdi Muxumed Amiin


About Poet

Abwaan Cabdi Muxumad Amiin wuxuu ku dhashay magaalada Gabiley, Gobolka Woqooyi Galbeed taariikhdu ma 

View detail....

Abwaan Cabdi Muxumad Amiin wuxuu ku dhashay magaalada Gabiley, Gobolka Woqooyi Galbeed taariikhdu markii ay ahayd 1935-kii wuxuuna ku soo barbaaray magaalooyinka Jigjiga, Diri-Dhabe iyo Magaalada  Muqdisho oo uu soo galay 1953. Cabdi waa iskoris noloshiisa iskii isu soo dabaray, taasina waxay gaarsiisay inuu si caadi ah u noolaado oo aan hunguri weyni lahayn.  Abwaanku wuxuu leeyahay xaas iyo 8 carruur ah.

 

 

Aftahan.org