|
Buuggan waxa qoray Maxamed Xirsi Guuleed (Abdibashir) oo ah qoraa hore u diyaariyey buugaag daabacan
View detail....
Buuggan waxa qoray Maxamed Xirsi Guuleed (Abdibashir) oo ah qoraa hore u diyaariyey buugaag daabacan iyo kuwo madbacad sugaya oo fara badan, waxaana ka mid ah:
Buugaagta qoraaga ee daabacan:
- DA´YARTA SOOMAALIYEED EE SWEDEN, DHIBAATOOYIN IYO XALKOODA 2000
- RAGGA TOODII ARAGNAYE, DUMAR TALO MA LAGA DEYEY 2002
- SHIRRABID HALABUUR, SUGAANTA M XIRSI 2004
- WAA MAXAY WAXANI ? 2005 (TURJUMID, SOMALI/SWEDISH)
- CAQIIDADA ISLAAMKA, SU’AALO IYO JAWAABO 2006
- EREYO ISKU LIDDI AH, 2006 (TURJUMID: SOMALI/SWEDISH)
- GOOBJOOGE, DAGAALKII AL-ITIXAAD IYO CABDULLAAHI YUUSUF
Buugaagta aan weli la daabicin:
- Is daahirinta muslinka, Su’aalo iyo jawaabo
- Gabay iyo haween
|