Ururka Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta

Tusmo

Shopping Cart

Items In Cart:

Total Amount: £ 0.00

View Cart Contents

Checkout & Pay

Wararka

» Waraysi - Qoraaga caanka ah ee Boobe Yuusuf Ducaale

» Bogaadin: Abaalmarinta Buugga Timacadde – Aftahan.org

View All..  

Reviews

»  KOR-KA-XAADINTA XOG
Dhulalka ay Soomaalidu degto, dhibaatooyin laxaad leh oo aan la soo koobi karin ayaa ka dhacay; ha sii kala darraadeene; kuwo ay iyadu isu geysatey, i Read More..

»  Aanadii Nageeye - Sh
Aanadii nageeye sheeko falanqayntii ay mudnayd aan helin: Waxaan halkan ku soo bandhigaynaa sheekadii nageeye qayb kale oo aan kaga hadlayno sheeka Read More..

Galleries


Dhaqan

View All..  

Xubin noqo

 

Name

 

Country

 

 

Email

 

 

Taariikh


Tog-dheer footballer

View All..  

Tirakoob

Online Visitors: 15

Total Visits: 3007341

Buugaag

 
     

Diiwaankii Timacadde

By: Boobe Y Ducaale
Poet Name: Mxed Ib Warsame - Hadraawi
Publisher: Addis Ababa
ISBN No: Unknown - Lama yaqaan  
Book Price: £10.00
Year Of Publishing: 2006
  Book Language: Somali
  Book Benefit: Waddaniyad, qoomiyad, midnimo iwm

DIIWAANKA MAANSADA TIMACADDE

Waxa la soo daabacay oo la iibinayaa Diiwaanka Maansada abwaankii Waddaniga ahaa ee (Timacadde) oo ka kooban 126 maanso. Daabacaaddii koowaad ee 1983kii oo ay ku jireen 54 maanso wax a lagu soo kordhiyay 72 maanso oo kale.

Diiwaankani, wuxu ka kooban yahay lix qaybood oo kala ah:

  • Hormaynta Daabacaadda 2aad,
  • Gogol-dhig: Maalmihii & Maansada Timacadde
  • Bilowgii gabayga iyo Gobannimo-doonkii: 1936-1960kii,
  • Madaxbannaanidii Siyaasadeed iyo Foof-habowgii Maandeeq: 1960kii – 1969kii,
  • Inqilaabkii Millateriga: (1969kii - 1971kii),
  • Qiimaynta Timacadde iyo Maansadiisii oo ay ka qayb galeen halabuur door ah iyo dad mujtamaca magac ku lihi oo ay ka mid yihiin: Xuseen Aw Faarax Dubbad, Cabdillaahi Qarshe, Cali Cilmi Af-yare, Xaaji Cabdi Ayuub, Ismaaciil Xaaji Cabdi, Axmed Aw Aadan, Maxamed Xaashi Dhamac, Maxamed Ibraahin Warsame, Cali Ibraahin lidIe iyo Mowliid Aw Nuux.

Marxaladaha waxa raacsan Hordhac taariikhiya oo qeexaya waayihii maansooyinku ku soo baxeen.

Diiwaanka Maansada Timacadde, wuxu ka kooban yahay 317 Bog.

"Ninkii sawdka aarkiyo lahaa, Summadihiisiiba"

Qaybinta & Iibinta Jumladda: Maktabadda Al-Jiil Al-Jadiid, aljeel@yahoo.com, 00-252-2-523334, Hargeysa

Waxa kale oo aad ka iibsan kartaa:

  • Al-xuseyni,
  • Xaraf Bookshop,
  • Al-Mahdi,

Qiimaha Guduhu waa: 10 Doollar

www.aftahan.com la soo xidhiidh haddii aad nuqul rabtid

 

<< Go Back

Reviews

»  Timacadde – soomaali
Timacadde – soomaaligii dhabta ahaa Diiwaanka maansada Cabdillaahi Suldaan Maxamed ”Timacadde”Ururintii, habayntii iyo hormayntii Boobe Yuusuf DucaaleDaabacaadda 1-aad: Stamperia  Read More..

Aftahan.org