Ururka Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta

Tusmo

Shopping Cart

Items In Cart:

Total Amount: £ 0.00

View Cart Contents

Checkout & Pay

Wararka

» Waraysi - Qoraaga caanka ah ee Boobe Yuusuf Ducaale

» Bogaadin: Abaalmarinta Buugga Timacadde – Aftahan.org

View All..  

Reviews

»  KOR-KA-XAADINTA XOG
Dhulalka ay Soomaalidu degto, dhibaatooyin laxaad leh oo aan la soo koobi karin ayaa ka dhacay; ha sii kala darraadeene; kuwo ay iyadu isu geysatey, i Read More..

»  Aanadii Nageeye - Sh
Aanadii nageeye sheeko falanqayntii ay mudnayd aan helin: Waxaan halkan ku soo bandhigaynaa sheekadii nageeye qayb kale oo aan kaga hadlayno sheeka Read More..

Galleries


Dhaqan

View All..  

Xubin noqo

 

Name

 

Country

 

 

Email

 

 

Taariikh


Tog-dheer footballer

View All..  

Tirakoob

Online Visitors: 15

Total Visits: 3007341

Buugaag

 
     

HALQABSI

By: Maxamed Cali Cartan
Publisher: Unknown
ISBN No: Unknown  
Book Price: £8.00
Year Of Publishing: 2006
Book Language: Somali
  Book Benefit: Maahmaahyo iyo Suugaan

HALQABSI

Buug suugaaneedkan (HALQABSI) oo ka kooban in ku dhow sadex boqol oo bog (300) waxa lagu soo ururiyay guud ahaan suugaantii Abwaan Maxamed Aw Cali Cartan (CARTAN) oo u qaybsan afar qaybood oo kala ah Gabayo, Maanso, Heeso, iyo Majaajilo, suugaanta abwaanka oo isugu jirta waano, wacyigelin, nabadayn, iyo tusaalayn intaba. Waxa buugan ku xardhan oo uu xanbaarsan yahay maahmaaho aad u qiimo badan oo tiro ahaan kor u dhaafay (680) maahmaahood. Waxa kale oo buugan ku duugan oo uu kala iftiimin doonaa faraqa u dhexeeya maahmaahda, hal kula baxa, iyo halqabsiga, oo run ahaantii u baahnaa in lagu sameeyo qoraal ama diiwaan laga helo si da`yarta xiligan joogta ama jiilka soo socdaaba uga faa`iidaystaan.

waxad ka heli kartaa

Doha Qadar:
Liibaan Ibraahin Xassan (Baabu laahi)
Tel:009745689284

Suadia Arabia
Maxamed Jamac Yusuf
Tel:00966508751821

India /Hyderabad
Xassan Kaarshe
0091 9885265474

 

<< Go Back

Buugaag Reviews

 
     
 

<< Previous Page

Next Page >>

Raadin

Maxaa Cusub

Buugaag



HAL AAN TEBAYEY
Price: £10.00



Habka Soomaalidu Gee
Price: £10.00

View All..   

Warside



Quraanka Kariimka ah

View All..   

Calendar

September, 2010
SuMT WThFS
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930

Aftahan.org