Ururka Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta

Tusmo

Shopping Cart

Items In Cart:

Total Amount: £ 0.00

View Cart Contents

Checkout & Pay

Wararka

» Waraysi - Qoraaga caanka ah ee Boobe Yuusuf Ducaale

» Bogaadin: Abaalmarinta Buugga Timacadde – Aftahan.org

View All..  

Reviews

»  KOR-KA-XAADINTA XOG
Dhulalka ay Soomaalidu degto, dhibaatooyin laxaad leh oo aan la soo koobi karin ayaa ka dhacay; ha sii kala darraadeene; kuwo ay iyadu isu geysatey, i Read More..

»  Aanadii Nageeye - Sh
Aanadii nageeye sheeko falanqayntii ay mudnayd aan helin: Waxaan halkan ku soo bandhigaynaa sheekadii nageeye qayb kale oo aan kaga hadlayno sheeka Read More..

Galleries


Dhaqan

View All..  

Xubin noqo

 

Name

 

Country

 

 

Email

 

 

Taariikh


Tog-dheer footballer

View All..  

Tirakoob

Online Visitors: 8

Total Visits: 3007341

Caafimaadka Aasaasiga ah

Buugaag

 
     

Caafimaadka Aasaasiga Ah

By: Mustafe Xariir
Poet Name: Qubane
Publisher: Harriir
ISBN No: 978-1-4243-3133-8  
Book Price: £10.00
Year Of Publishing: 2007
  Book Language: Somali
  Book Benefit: barashada caafimaadka

Caafimaadka Aasaasiga ah
qoraaga ayaa daabacay, USA, 2007
ISBN: 978-1-4243-3133-8 -

(The fundamentals of Health)

Waxaana uu buuggani muhiimad wayn siinaya oo uu sharaxaad dheeri ah ka bixinaya Dhiig-kar, Macaanta, Qaaxada, Dabaysha, Gawracatada, Qaamo-qashiir, Hargabka, Xiiq-dheerta, Teetanada, Jadeecada, Jadeeco-jarmal, Hablo-baas, Durayga, Cagaarshaw, Eeydhiska, Jabtida, Sigaarka, Qaadka, Gudniinka hablaha, E-ery-bixinta caafimaadka iyo Daawooyinka.

Qoraha buugga.

Waxaa warbixin dheeri ah laga helikaraa qoraaga buuga:
Mustapha Harrir: xariir@doctor.com

Buugga waxaa laga dalban karaa:
UK: Yaasiin Jaamac Nuux (Suldaan) suldaan@aftahan.com

 

<< Go Back

Reviews

»  Caafimaadka Aasaasig
Caafimaadka Aasaasiga ah - Buug qiimo leh Buug qoriddu dadka soomaalida ah aad ayey ugu adag tahay, laba arrimood dartood, waa ta kowaade, haddii uu qoruhu dedaalo, wakhti iyo m Read More..

Aftahan.org