Ururka Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta

Tusmo

Shopping Cart

Items In Cart:

Total Amount: £ 0.00

View Cart Contents

Checkout & Pay

Wararka

» Waraysi - Qoraaga caanka ah ee Boobe Yuusuf Ducaale

» Bogaadin: Abaalmarinta Buugga Timacadde – Aftahan.org

View All..  

Reviews

»  KOR-KA-XAADINTA XOG
Dhulalka ay Soomaalidu degto, dhibaatooyin laxaad leh oo aan la soo koobi karin ayaa ka dhacay; ha sii kala darraadeene; kuwo ay iyadu isu geysatey, i Read More..

»  Aanadii Nageeye - Sh
Aanadii nageeye sheeko falanqayntii ay mudnayd aan helin: Waxaan halkan ku soo bandhigaynaa sheekadii nageeye qayb kale oo aan kaga hadlayno sheeka Read More..

Galleries


Dhaqan

View All..  

Xubin noqo

 

Name

 

Country

 

 

Email

 

 

Taariikh


Tog-dheer footballer

View All..  

Tirakoob

Online Visitors: 14

Total Visits: 3007341

Faya-dhawr by Mustapha Harrir

Buugaag

 
     

FAYA-DHAWR

By: Mustafe Xariir
Publisher: Fayadhawr Publications
ISBN No: 978-1-60461-525-8  
Book Price: £10.00
Year Of Publishing: 2007
Book Language: Somali
  Book Benefit: Third Edition

FAYA-DHAWR
CUDURRADA, DAAWOOYINKA IYO
EREY-BIXINTA CAAFIMAADKA

(Medical Terminology, Medications and Diseases)

Printed: 276 pages, 5.5, 8.5
Publisher: Fayadhawr Publications
Language: Somali
Edition: Third Edition
ISBN: 978-1-60461-525-8
by: Mustapha Harrir
Year: Sep 2007 

Waa buug cusub oo soo baxay 

Muxuu ka hadlayaa?

Cudurrada dadka ku dhaca kuwa ugu badan mid waliba waxa uu yahay, astaamaha lagu garto, sida lagaga hortago, sida loo kala qaado, qalabka lagu ogaado, haddii uu jiro tallaal lagaga hortagaa, dhibaatooyinka uu leeyahay iyo sida loo daaweeyo.

Erey-bixinta caafimaadka oo gaadhsiisan saddex kun oo lagu bilay habka ugu fudud ee uu qof walba ku fahmi karo. Daawooyinka aadka dadku u cunaan min waliba waxa uu yahay iyo sida loo isticmaalo.
Caafimaaad darrada laga helo qaadka la cuno, sigaarka la cabo iyo gudniinka fircooniga ah.
 
Yaa uu faa'iido u leeyahay?
Qof kasta oo afka Soomaaliga akhriyi kara oo doonaya in uu cilmi iyo aqoon kororsado.
Kalkaaliso, kalkaaliye iyo qofkii cilmiga caafimaadka wax ka bartay ee doonaya in uu kororsado cilmiga buuggan ku qoran.
Dhammaan dadka farmasiyada waddanka gudihiisa ku haysta, si ay tayada iyo aqoontooda u horumariyaan.
Turjumaan kasta oo cusbitaalada iyo goobaha caafimaadka ka shaqeeya oo doonaya in uu cilmiga caafimaadka wax badan ka ogaado.
Qofkii cudur hayo ee raba in cudurka haya isagoo af Soomaali ku qoran in uu akhristo, si uu u fahmo xaqiiqada cudurka ku xeeraan.
Dadka u shaqeeya hay'adaha caafimaadka ee raba in ay cilmi kororsi sameeyaan.
Dhakhaatiirta dabada wax ku bartay ee doonaya in ay erey-bixinta caafimaadka Soomaaliga bartaan.
Dhakhaatiirta waddanka gudihiisa jooga ee raba in ay aqoon korodhsi ku sameeyaan aqoonta cusub ee buuggu xanbaarsan yahay.
Qofkii doonaya in uu buug caafimaad qoro si uu raadraac ugu sameeyo.

Sidee ayaan ku heli karaa?

Haddii aad ku nooshahay gobalka Ohio ee magaalada Columbus hore u  gaadh maktabada Tawakal ee ku taal Global Mall.

Waxaad kale oo aad ka dalban kartaa halkan;

fayadhawr@gmail.com

This is an essential reference book that should be utilized as a handbook in hospitals, schools, libraries, as well as, in the home. The book of "Medical Terminology, Medications, and Diseases", can also be used as a guidebook for language interpreters along with additional people wanting to understand more about healthcare and medicine. The book is extremely thorough and can be incredibly helpful for people that want to be better informed about global healthcare everywhere. In view, this book is especially valuable for Somali people that live all over the world today.

Features

More than 3000 English to Somali translated medical terminology.
300 of the most popular medications prescribed and what they are used for.
Over 70 of the most common diseases and descriptions, causes, risk factors, warnings (symptoms), tests, preventions and treatments.
Health risk concerning women circumcision, Khat and tobacco.
Common medical abbreviations.
 

<< Go Back

Buugaag Reviews

 
     
 

<< Previous Page

Next Page >>

Raadin

Maxaa Cusub

Buugaag



HAL AAN TEBAYEY
Price: £10.00



Habka Soomaalidu Gee
Price: £10.00

View All..   

Warside



Quraanka Kariimka ah

View All..   

Calendar

September, 2010
SuMT WThFS
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930

Aftahan.org