|
|
» KOR-KA-XAADINTA XOG Dhulalka ay Soomaalidu degto, dhibaatooyin laxaad leh oo aan la soo koobi karin ayaa ka dhacay; ha sii kala darraadeene; kuwo ay iyadu isu geysatey, i Read More..
» Aanadii Nageeye - Sh Aanadii nageeye sheeko falanqayntii ay mudnayd aan helin:
Waxaan halkan ku soo bandhigaynaa sheekadii nageeye qayb kale oo aan kaga hadlayno sheeka Read More..
|
|
|
|
Online Visitors: 1
Total Visits: 2999267
|
|
|
|
 |
|
 |
 |
Qoraallo |
Xusuusqor - Suldaan Iyo Socdaalkii dheeraa ee Somaliland
February 10, 2010, 7:48 am
xusuusqor: suldaan iyo socdaalkii dheeraa ee somaliland
qaybtii 7-aad.
berde ku yaal wadaamo-goo; ma aha kii “isha baydhabo”
anigoo badhtanka kaga jira qormooyinkii socdaalkaygii dheeraa ee somaliland ayaa hawlo badani ila soo derseen, ka dibna hakad ayaan geliyey, hase yeeshee waxa si weyn ii dh Read More ....
|
Shuruudaha SIINLEYDA Cusub
September 21, 2009, 4:39 pm
asalaamu caleykum:
haddii aannu nahay; guddida faaf-reebka ama tifaf-tirka darka aftahan, dadka ama abwaaniinta damca in ay ka qayb qaataan silsiladda cusub ee siinley la magac baxday, waxaannu ogeysiineynnaa in silsiladdan loo sameeyey, oo ay leedahay shuruudo gaar ah, oo aan laga gudbi ka Read More ....
|
OGEYSIIS - Hal-karaan iyo soo ban-dhigga buuggii 5aad
June 28, 2009, 12:53 pm
ogeysiis:hal-karaan & soo ban-dhigga buuggii 5aad
naadiga akhristayaasha hal-karaan ee burco, waxa uu kugu marti-qaadayaa ban-dhigga buuggii 5aad ee naadigu soo ban dhigo. buuggaas oo la magac baxay:- diiwaanka qosolka, waxa qoray jamaal cali xuseen.haddaba soo ban-dhigidda buuggan diiwaank Read More ....
|
HOGGAAMIYE - Buug cusub
March 2, 2009, 9:26 pm
hoggaamiye. (buug cusub)saciid cali shire.hoggaamintu waxay la cimri tahay aadamaha. eebbe (sw), ka hor intuusan abuurin nebi aadam (cs), wuxuu malaa’igta ku wargeliyey in uu abuurayo ‘khaliifa’ . sheekh qurdubi, isagoo aayaddaas daliishanaya, ayuu ku doodaa in hoggaamiyaha islaamka loo bixiyo kha Read More ....
|
|
|
 |
 |

|
 |
|
 |
|
 |
 |
Suugaan |
Kade iyo Kude
May 21, 2010, 8:48 am
kade iyo kude (cabdiraxmaan m.cali ubaxle)
cadaan iyo madwba waa maansadii ugu horaysay ee ay kuwada hadlayaan bili aadan iyo jin maansadani oo markii ugu horaysay badka timi dhagaha dadkana soo jiidatay habeenkii suugaanta iyo haldoorka ee kadhacay hotel barwaaqo iyo magaalada burco waan maanso do Read More ....
|
Ogaal
May 2, 2010, 4:16 am
maansadan cusub oo kamida silsilad suugaaneedkii aliflay waxaa curiyay abwaan saleebaan jaamac muuse (caarad) abwaan aad u da yar oo ku nool gobolka togdheer abwaanku labadii dhinac ee fooda iskudaray silsilada midna mataageersana waxaase la odhankaraa midhihiisu waa kuwa Read More ....
|
Shib baa ii habboonayd
April 30, 2010, 7:58 am
shibbaa igu haboonayddibnahoon shakaalewuxuu sharafki iga lumaycaqli jiray shaniyo tobanmarkii aan la shawreeshaw ileen haweenkubaashir ma moodo caashaqashil haduu ku haysteewaan kuu shareereewaxaan shalyto kugu idhiinaad dumar shirkoodiyoka dhex sheegto ma ahaynsharftidaadi heedhewaxa shiday naft Read More ....
|
Ninkii Dooxa reer fura
April 30, 2010, 7:57 am
nin damqadayba taahyeeyninuu dagayba heesyeeywaa sidaa daruurtoodanab iyo hilaacjacaylku igu da'ayninkii dooxa reer fura daad kamaa foogaadeanigoo taydiiba u daranbiyo igu dulaamedoon raacayeeyduufaan cir iyodoonidii bad weynila durugtayeeydibnaheeda ruux galailayn way dudubisaadoqon waan ka quust Read More ....
|
|
|
 |
 |

|
 |
|
|
|