Ururka Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta

Tusmo

Shopping Cart

Items In Cart:

Total Amount: £ 0.00

View Cart Contents

Checkout & Pay

Wararka

» Waraysi - Qoraaga caanka ah ee Boobe Yuusuf Ducaale

» Bogaadin: Abaalmarinta Buugga Timacadde – Aftahan.org

View All..  

Reviews

»  KOR-KA-XAADINTA XOG
Dhulalka ay Soomaalidu degto, dhibaatooyin laxaad leh oo aan la soo koobi karin ayaa ka dhacay; ha sii kala darraadeene; kuwo ay iyadu isu geysatey, i Read More..

»  Aanadii Nageeye - Sh
Aanadii nageeye sheeko falanqayntii ay mudnayd aan helin: Waxaan halkan ku soo bandhigaynaa sheekadii nageeye qayb kale oo aan kaga hadlayno sheeka Read More..

Galleries


Dhaqan

View All..  

Xubin noqo

 

Name

 

Country

 

 

Email

 

 

Taariikh


Tog-dheer footballer

View All..  

Tirakoob

Online Visitors: 9

Total Visits: 3004070

Qoraallo - Qoraallo

 

Qoraallo

Xusuusqor - Suldaan Iyo Socdaalkii dheeraa ee Somaliland

February 10, 2010, 7:48 am

Xusuusqor: Suldaan Iyo Socdaalkii dheeraa ee Somaliland Qaybtii 7-aad. Berde ku yaal Wadaamo-goo; ma aha kii “isha Baydhabo” Anigoo badhtanka kaga jira qormooyinkii Socdaalkaygii Dheeraa ee Somaliland ayaa hawlo badani ila soo derseen, ka dibna hakad ayaan geliyey, hase yeeshee waxa si weyn ii dh  Read More ....

Shuruudaha SIINLEYDA Cusub

September 21, 2009, 4:39 pm

ASALAAMU CALEYKUM: Haddii aannu nahay; guddida faaf-reebka ama tifaf-tirka darka Aftahan, dadka ama abwaaniinta damca in ay ka qayb qaataan silsiladda cusub ee SIINLEY la magac baxday, waxaannu ogeysiineynnaa in  silsiladdan loo sameeyey, oo ay leedahay shuruudo gaar ah, oo aan laga gudbi ka  Read More ....

OGEYSIIS - Hal-karaan iyo soo ban-dhigga buuggii 5aad

June 28, 2009, 12:53 pm

OGEYSIIS:Hal-karaan & Soo Ban-dhigga Buuggii 5aad Naadiga Akhristayaasha Hal-karaan ee Burco, waxa uu kugu marti-qaadayaa ban-dhigga buuggii 5aad ee naadigu soo ban dhigo. Buuggaas oo la magac baxay:- DIIWAANKA QOSOLKA, waxa qoray Jamaal Cali Xuseen.Haddaba soo ban-dhigidda buuggan DIIWAANK  Read More ....

HOGGAAMIYE - Buug cusub

March 2, 2009, 9:26 pm

HOGGAAMIYE. (Buug cusub)Saciid Cali Shire.Hoggaamintu waxay la cimri tahay aadamaha. Eebbe (SW), ka hor intuusan abuurin Nebi Aadam (CS), wuxuu malaa’igta ku wargeliyey in uu abuurayo ‘khaliifa’ . Sheekh Qurdubi, isagoo aayaddaas daliishanaya, ayuu ku doodaa in hoggaamiyaha Islaamka loo bixiyo kha  Read More ....

HAL-KARAAN READING CLUB

February 27, 2009, 9:58 pm

MA JECESHAHAY IN AAD NOQOTO QOF LA-DHEGEYSAN KARO? MA JECESHAHAY IN AAD BULSHADA U SOO BAN-DHIGTO BUUG TAYO LEH, OO AAD QORAA NOQOTO?Haddii ay jawaabtu haa! tahay, la xidhiidh:-HAL-KARAAN READING CLUB.Naadiga HAL-KARAAN wuxuu kugu soo marti qaadayaa buuggii u horreeyey ee  naadigu soo   Read More ....

Socdaalkii Dheeraa - Qaybtii lixaad - Sheekh Secondary School

February 19, 2009, 1:36 pm

Suldaan Iyo Socdaalkii dheeraa ee Somaliland Qaybtii 6-aad. Sawirradii oo dhan halkan ka daawo http://picasaweb.google.com/suldaan2007   Akhristayaashii faraha badnaa ee ila soo xidhiidhay iyo kuwii sida joogtada ah ula socday qoraalladii taxanaha ahaa ee “Suldaan iyo Socdaalkii   Read More ....

GARDAADIN BUUGAAG iyo BANDHIG-SUUGAANEED

February 10, 2009, 8:10 pm

DAAH-FUR BUUGAAG CUSUB &BANDHIG-SUUGAANEED, LONDON. Waxa dadka Soomaalida ah ee wax-akhriska iyo suugaanta xiiseeya ee hadda LONDON ku sugan iyo nawaaxigeeda lagu wargelinayaa in maalinta Axadda ee 15th February 2009 laga bilaabo 14:30:00 – 8:30 ay Rugta caanka ah ee Kensington Town Hall   Read More ....

Socdaalkii Dheeraa -Qaybtii saddexaad

January 27, 2009, 4:22 pm

Suldaan iyo Socdaalkii Dheeraa ee Somaliland Q. 3′aad 19 January 2008, ayaa Hargeysa dalxiis u tegey, waxaan ku degey huteelkii Barwaaqo ee aan hore ugu soo degey. Waxaan socod ku gaalaa bixiyey huteellada waaweyn ee magaallada iyo meelaha kale ee bilicda badan ee aadka kuu soo jiidanaya.   Read More ....

Suldaan iyo Socdaalkii Dheeraa - Qaybtii Labaad

January 20, 2009, 1:40 pm

Suldaan Iyo Socdaalkii dheeraa ee SomalilandQaybtii 2-aad“Ha moodin in London oo keliyii ay baabuur leedahay – welcome to Hargeysa” – Hadraawihttp://suldaan2007.blogspot.com/http://uk.youtube.com/watch?v=77-gAdmgRnY --- video clip, Burco Subaxnimaddii 3 January 2008, ayaannu ka soo degnay madaark  Read More ....

Suldaan iyo Socdaalkii Dheeraa

January 17, 2009, 9:23 pm

Suldaan Iyo Socdaalkii dheeraa ee Somaliland Qaybtii 1-aad.  Labadii January 2008 ayaan safar dheer oo ii sii qorshaysnaa ugu baxay Jamhuuriyadda Somaliland, oo aan muddo dhowr iyo toban sano ah moogganaa.  Waxa iigu dambaysey 1997kii, markii dib mar labaad loogu doortay  Marx  Read More ....

 
<< Previous Page    Next Page >>

Raadin

Maxaa Cusub

Buugaag



HAL AAN TEBAYEY
Price: £10.00



Habka Soomaalidu Gee
Price: £10.00

View All..   

Warside



Quraanka Kariimka ah

View All..   

Calendar

September, 2010
SuMT WThFS
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930

Aftahan.org