Ururka Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta

News

 

<< Previous Page

Next Page >>

     

Waraysi - Qoraaga caanka ah ee Boobe Yuusuf Ducaale
Fri, 20 Apr 2007 03:00:00 -0400

Mudane, Boobe Yuusuf Ducaale, waa qoraa, halgamaa, taariikh-yahan, dhaqan-yahan laga yaqaanno deegaanka soomaalidu degto oo dhan. Buugga la magacbaxay “Diiwaanka Maansada Timacadde” oo uu qoray Boobe Y Ducale ayaa loo aqoonsaday buugga sannadka 2006. Aqoonsiga loo aqoonsaday buugga sannadka 2006 awg  Read More..

Bogaadin: Abaalmarinta Buugga Timacadde – Aftahan.org
Mon, 02 Apr 2007 03:00:00 -0400

Ururka dhaqanka, afka iyo suugaanta ee Aftahan waxa uu hanbalyo iyo bogaadin u dirayaa qoraaga sare ee Boobe Yuusuf Ducaale, oo ku guulaystey Abaalmarinta Buugga Sannadka 2006, abaalmarintaas oo uu bixiyo Ururka Qoraaga Somaliland. Boobe Yuusuf Ducaale wuxuu qorayey ama ururinayey Diiwaanka Cabdil  Read More..

Xafladda Abaalmarinta Buugga Sannadka 2006 -Sweden - Somaliland Writers
Mon, 02 Apr 2007 03:00:00 -0400

Shalay oo ay bishu ahayd 31/03/2007 maalin sabti ah, ayuu ka dhacay kulan aad loo soo agaasimay magaalo-madaxda dalka Swidhen. Xafladdaas oo loogu talo galay in lagu bixiyo abaalmarinta buugga sannadkii 2006. Abaalmarintaas waxa bixinayey Ururka Qoraaga Somaliland. Ururkaas oo ay ku bahoobeen xubno  Read More..

Heemaal Web Solutions - Shirkadda Samaynta Websiteyada
Sun, 11 Mar 2007 04:00:00 -0400

Nooc kasta oo website ah oo aad u baahan tahay, waxa kuu samaynaysa shirkadda Heemaal ee qurxinta, qaabaynta, iyo samaynta website-yada, sumadaha (logos) iyo boodhadhka (banners). Waxa kale oo ay ka caawisaa soo-iibsashada "hosting"ka iyo magaca webka. Shirkadu website-yada laba nooc oo ayey samays  Read More..

Bandhigga Diiwaanka Maansadii Timacadde
Wed, 18 Oct 2006 03:00:00 -0400

Waa munaasibad isugu jirta gardaadinta Diiwaanka Maansada TIMACADDE iyo Tartan Dhaqameedkii KEDIS Dadweynaha ku dhaqan London iyo nawaaxideeda waxa Ururka Aftahan ku marti qaadayaa in ay ka soo qayb galaan munaasibad lagu soo bandhigayo buug cusub oo ku saabsan taariikhdii iyo suugaantii abwaan  Read More..

 

<< Previous Page

Next Page >>

The material contained on this site is copyright Aftahan Org, a Somali Culture, Literature & Language non-profit Organization, based on London. So if you want to re-print, copy, archive or re-post any thing on this site, please retain this credit and disclaimer. Quotations or extracts should include attribution to the original sources. All graphics, images and pictures on this site may not be re-produced or duplicated without the express permission of the original owner.
Copyright© 2001-2007 Aftahan.com All Rights reserved