Ururka Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta

Articles  

Writer Details

 

Story

Cabdiraxmaan-barwaaqo


About Writer

Qoraa, cilmibaadhe

 

Articles by Writer


Falcelinta qoraalkii ahaa- Qabyanimada qoraalka af Soomaaliga

Falcelinta qoraalkii ahaa: Qabyanimada qoraalka af Soomaaliga Cabdiraxmaan Faarax “Barwaaqo”  hal_aqoon@yahoo.com  Ereyga qabyo, sida aan u aqaan, waa wax kala dhantaalan oo aan dhammaystirnayn. Qabyannimana waa kala dhantaalnaan. Sida more..

 

Taabbudnimada Ereyga Magac iyo Adeegsigiisa

Taabbudnimada Ereyga Magac iyo Adeegsigiisa Cabdiraxmaan Faarax "Barwaaqo" hal_aqoon@yahoo.com Magac waa erey af Soomaaliya, waana erey gaaban oo ka kooban 5 dhawaaq (3 shibbane iyo 2 shaqal). Laga gaaban, lagana dheer. Hayeeshee, lagama taabbuds more..

 

Ujeeddooyinka magacyada magaalooyinka Soomaaliyeed

UJEEDDOOYINKA MAGACYADA MAGAALOOYINKA SOOMAALIYEED Cabdiraxmaan C. Faraax 'Barwaaqo' Hal_aqoon@yahoo.com Qoraalkani wuxuu ku soobaxay tirsigii 3aad ee warsidaha Hal-aqoon. waxaanan wax yar kaga taataabtay ujeeddooyinka magacyada magaal more..

 

Waakan buuggii aan sugayey 24ka sano

WAA KAN BUUGGII AAN SUGEYEY 24ka SANO Dr. Georgi Kapchits* Sannadkii 1978kii saaxiibkay Khaliif Nuur Cali 'Qonof' oo waagaas wax ku baraneyey Moosko wuxuu hadiyo ii siiyey sheekada la yidhaahdo "Roots" ("Xididdo") ee uu qoraaga mareykanka more..

 

Suugaanta haweenka Soomaaliyeed ka weyn wax la cabbudhiyo

SUUGAANTA HAWEENKA SOOMAALIYEED KA WEYN WAX LA CABBUDHIYO Cabdiraxmaan C. Faraax "Barwaaqo" Buugga layidhaa"First Foot-steps in East Africa" ee soo baxay 1894kii waxa lagu sheegey in ay dadka Soomaaliyeed wada gabayaa yihiin1. Tan iyo xill more..

 
 

Aftahan.org