Ururka Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta

Articles  

Writer Details

 

Story

Boobe Y Ducaale


About Writer

Qoraa, taariikhyahan

 

Articles by Writer


XASAN SHEEKH-MUUMIN IYO MAALMAHA SOOMAALIYEED - Qaybta 2aad

XASAN SHEEKH MUUMIN IYO MAALMAHA SOOMAALIYEED - (Qaybta 2aad). Waa qaybtii 2aad ee la soco: Halkaa markii uu marayay ayaa odeygii Xasan Sheekh Muumin aad u qirooday, markaas ayuu isaga oo ku leexaysan more..

 

XASAN SHEEKH-MUUMIN IYO MAALMAHA SOOMAALIYEED - Qaybta 1aad

XASAN SHEEKH MUUMIN IYO MAALMAHA SOOMAALIYEED - (Qaybta 1aad).(Halabuurkii, Heesaagii, Laxan-dhaadhigii, Taariikhyahanka ahaa)(25/12/1931kii – 14/1/2008da)(Innaa Lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun) "Hawraar gahaydhiyo,  Ma more..

 

Maydhaanka Taariikhda

Maydhaanka Taariikhda Qore: Boobe Yuusuf Ducaale “Dorraad-jire shalay-jire,Doorka maanta noo jire,Dib-u-jire hadhow-jire,Ninba weel u daray baa,Deyn loogu leeyahay,” Maansadii ‘Awrka Dooh ma lagu yidhi? ee Cabdi Iidaan Faarax, Maalin Jimce ahayd more..

 

XAQ-U-DIRIRKII AAN XUDUUDDA LAHAYN - Ibraahin-gadhle

XAQ-U-DIRIRKII AAN XUDUUDDA LAHAYNIbraahin Sheekh Saleebaan 1944kii – 2006daQ. 3aad "Awrka didibso baan idhi,Nacaskana dud baan idhi,Kelidii danaystaha,Daribtii intuu cunay,Naga raba durduurtee,Waxba deeqi waayeen,Is-na dhagax-dixeed iyo,Deebaaq more..

 
 

Aftahan.org